TPEC ,SAFERWORLD iyo PUNSAA waxay maanta Garowe ku kala saxiixdeen heshiis wada shaqaynayd oo ay garwadeen ka ahayeen bulshada rayidka Puntland  ilaa bilawgiisii (PUNSAA), isla markaasna ay dalladu si weyn ugu qareentay.

Heshiiskan ayaa u badan taageero dhowr dhinac ah oo ay guddiga doorashooyinka madaxabanaan ee TPEC ka helayaan hay’ada, si loogu durko in la gaaro doorashooyin qof iyo cod ah, mudo dhow. Hay’adda SW waxay si weyn u taageerta urrurada bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA

Image may contain: 11 people, people smiling, people sitting, people standing and indoor