Wafdi ka socda bulshada rayidka ah ee Puntland  (PUNSAA) ayaa ka qaybgalay shirwayne looga hadlayay sidii xal waara loogu helilahaa dadaka qaxootiga ah ee  kasoo laabanaya dalalka dibadiisa iyo kuwa gudaha  ku barakacay shirkaas  oo ka furmay caasimada soomaaliya ee moqdisho

Ujeedka shirku wuxuu ku salaysnaa in la ogaado sababta ugu wayn ee ay dadkan ubarakacayaan ama ay uga soo laabanayaan dalka dibadiisa  sidaas si lamida in xal waara loo helo..

Ujeedooyinka shirkan waxaa ka mid ah

  1. In la asaaso fourmama madal ay isugu yimaadaan dhamaan dadaka ay khusayso arintan si ay xal kama danbaysa ah ay uraadiyaan ,taasoo ay qayb ka noqonayso hay’adaha dawliga ah ee dawlada federaalka.
  2. In hal meel looga soo wada jeesto fikar midaysana laga qaato sbabta keeenaty dhibaatadan keenty inay dadka soomaliyed barakacan
  3. In lasameeyo qorshe qaran si xal loogu helo dhibaatada barakaca