Shaqaalaha

The PUNSAA Secretariat is in charge of undertaking day-to-day activities. It is led by the Executive Director and is staffed by a program coordinator, project officer, finance and operation manager, communications and IT officer,  administration officer. It liaises between the Board of Directors and international and local partners; regularly communicates with the member networks, umbrellas and consortiums to make updates about the Association’s activities; and plans and coordinates the advocacy and thematic working group priorities. The Secretariat follows up on proposals and requests submitted to donors and partners, and formulates proposals for action that are submitted to the Board of Directors.

Magaca:Bashiir Siciid Ismaaciil
Jagada:Agaasimaha Guud
Telephonka:+252907794442
Emailka:executivedirector@punsaa.org

Bashiir Siciid Ismaaciil waa agaasimaha guud ee Hya’ada ururada aan dawliga ahayn ee Puntland(PUNSAA)wuxuu kusoo biiray bishii lixaad kalabarkeedii sanadka 2016 .wuxuu shahaadada kowaad ee jaamacada ku diyaariyay cilmiga maalmulida ganacsiga(business administration)isagoo ka qaatay jaamacada Bariga Africa (EAU),sidoo kale wuxuu shahaadada labaad ee matar degree ku dyaariyay cilmiga muumulka guud(public administration)isagoo sigaara ugu sii takhasusay dawladaha hoose iyo sida loo hormariyo(local government and development).isagoo ka qaatay jaamacada Islamic University ee dalka Uganda.wuxuu inta badan isku dayaa inuu is badel sameyo isbadalkaas oo uu ku hormarinayo xirfadiisa iyo aqoontiisaba.

Bashiir wuxuu la soo shaqeeyay hay’ado badan oo ay ka midtahay CEFA isagoo ka ahaa Maamule,xisaabiye,sidoo kale wuxuu ahaa  agaasimaha guud ee ururka TAYO Foundation network in Puntland,soomaaliyana masuul uga ahaa dhanka hogaaminta,qorshaynta iyo maamulista hawlaha ama adeegyada,qorshaynta iyo maamulida barnaamijyada, qorshaynta khayraadka  iyo maamulka, iyo qorshaynta maaliyadeed iyo maamulka.Waxa uu leeyahay ugu yaraan 8 sano oo khibrad ah dhanka ururrada caalamiga iyo sidoo kale NGO maxali ah oo ka hawlgala   Soomaaliya gaar ahaan gobolka Puntland.

Waxa uu ka qaybgalay/qaatay tababaro kala duwan ama siminaaro tusaale ahaan, qorista iyo dajinta mashaariicda, Human Resource Management, Qiimeynta iyo dabagalka mashaariicda (M & E), sida loo maamulo ururada aan dawliga ahyn(NGO), dimuqraadiyada iyo  Maamul wanaaga.

Magaca:Amal Cali Maxamad
Jagada:Maamulaha oberayshinka/adeega guud
Telephonka:+252907794606
Emailka:alihayaan1988@hotmail.com

Amal Cali Maxamed waxay ku soo biiraty PUNSAA 2009 iyadoo ah madaxa maaliyada,ugu danbayntiina waxay noqotay maamulaha hawlgalada ama obarayshiniska waxay leedahay in kabadan lix sano(6years) oo khibrad ah gaar ahaan dhanka maaliyada,maamulida khayraadka bini,aadmka iyo maamulida xafiisyada,Amal muhiimadeeda ugu wayni waa inay hubiso u maamusho si caddaalad ku jirto hanaanka maaliyada iyadoo loo marayo habka xisaabadka iyo hantidhowrka ee udagsan dallada PUNSAA.amal waxay shahaadada (Bachelor degre)ah ka haysataa cilmiga maamulka iyo maaraynta ganacsiga(business administration).Amal waxay qaadatay tababaro iyo koorssoyin kala duwan kuwaasoo ay kamid yihiin:

hal bil oo tababar ah oo ku saabsan maamulida dhaqaalaha(financial managment)kasoo uu bixinayay machadka tababaraka iskaashiga iyo hormarinta ee MS-Training oo ku yaala Arusha,tanzania. sidoo kale waxaa lagu tababaray Quick Book kasoo ay maalgalinaysay Saferworld,workshop ku saabsan wadatashiga RDP oo lgu qabtay Mombasa,Kenya. falanqaynta siyaasada iyo uqareemideeda kasoo lagu qabtay Kampala, Uganda.

istaraatiijiyada,dhaqaale aruuurinta iyo maaraynta deeqaha kasoo lagu qabtay,Garowe

tababar ku saabsan koormeerida iyo  qiimaynta (M&E)oo lagu qabtay Garowe.

 

Magaca:Cbdiwali Cali Cabdulle
Jagada:Isku xiraha/maamulaaha mashruuca(PGP)
Telephonka:+252907794097
Emailka:timacade2@gmail.com

Abdiwali Ali Abdulle, wuxuu kusoo biiray Dallada ururada aan dawliga ahyn ee (PUNSAA) bishii lixaad (June) ee 2016 waxaan uu madax ka noqday mashruuca ka qaybqaadasha maamulka(Participatory Governance Programme (PGP) Cabdiwali wuxuu khibrad ballaaran ama waayo-aragnimo uleeyahy   isku dubaridka mashaariicda yar yar iyo kuwa waaweyn, Wuxuu ahaa Maareeyaha Mashruuca lo yaqaan  Ilaalinta iyo Maamulka (Protection and Governance projects) isagoo kala soo shaqaynayay NGO  KAALO muddo ka badan 7 sano.
     Wuxuu ka soo shaqeeyay NGO Soomaali Consortium isagoo deegaanka/gobolka uga ahaa wakiil in ka badan 2years (2012-2014) Muddo sanado ah, Cabdiwali wuxuu si ballaaran ula soo shaqeeyay  NGOs ka shaqeeyey Soomaaliya si loo fududeeyo gaarsiinta gargaarka magaalooyinka ay halakeeyey/aafeeyeen  burburka  kaabayaasha dhaqaalaha. Waxa uu sidoo kale la soo shaqeeyay Somali and American fund dhanka mashaariicda kor uqaadista waxbarashada sida dhisida iskuulo cusub si loo hormariyo waxbarasha islmarkaana kor loogu qaado loona fududeeyo tirada ardaydaya aadaysa skuulada.
   Wuxuu ka qaybqaataa kuna lug leeyahy barnaamijyada  horumarinta dhallinyarada isagoo si tabarucaad ah ula shaqeeya dallada dhalinyarada ahna lataliye dhanka hogaanka. Isaga oo diiradda saara maamulka (Management) iyo u qareemista(advocacy). Cabdiwali waxa uu shahaadada Bachelor of Law (LL.B) ka qaatay jaamacada  Puntland State University (PSU) waxa uu sidoo kale shahaadada Master degree In Studies Development (MSc) ka qaatay jaamacadda Jomo Kenyatta University of Agriculture and Technology, wuxuuna si gaara ugu takhasusay Horumarint bin’ aadanka( Human Development).

Magaca:Axmad Maxamad Muuse
Jagada:madaxa uqareemista iyo dhaqaale raadinta
Telephonka:+252907747830
Emailka:walow543@gmail.com

Axmad Maxamad Muuse wuxuu kusoo biiray Dallad PUNSAA isagoo madax ka noqday xafiiska uqareemista iyo dhaqaale raadinta wuxuu  shahaadaada kowaad ee jaamacada ku diyaariyay cilmiga   ganacsiga wuxuu sidoo kale takhasus ku sameeyay cilmiga barashada hormarka. Ahmed wuxuu  lasoo shaqeeyay hay,ado caalami ah iyo kuwo maxali ah isagoo kasoo qabtay jagooyin kala duwan sida madaxa maareeyaha mashaariicda ,madaxa ka shaqaynta nabadda iyo xalinta khilaafaadka . Axmad wuxuu leeyahay in ka badan 15 sano oo khibrad ah gaar ahaan dhanka ka shaqaynta hormarka iyo arimaha bini,aadnimada isagoo kala soo shaqeeyay hay,ado caalami ah sida UN ka,sidoo kale wuxuu khabiir ku yahay qorshaynta mashaariicda,maamulida mashaariicda.

Axmad wuxuu qaatay tababaro kala duwan sida Kobcinta Maamulka/hanaanka Socdaalka kaasoo lagu qabtay Nayroobi oo ayna qabatay IOM,tababar ku saabsan is dhexgalka dadka soo barakacay/tahriibay kasoo lagu qabtay Bosaaso oo ayna qabay UN-OCHA.Ahmed sidoo kale wuxuu fudaydiyay/qabtay tababaro kala duwan sida tababar ku saabsan maamul wanaaga,xalinta khilaafaadka, maamulida wakhtiga,uqareemista iyo ilaalinta.

Magaca:maxamad Cabdirisaaq Ciise
Jagada:Madaxa dhanka xiriirka iyo aytiiga
Telephonka:+252907743775
Emailka:punsaacommassistant@gmail.com

Mxamad Cabdirisaaq Ciise waa madaxa dhanka xiriirka iyo ITga ee Dallada PUNSAA,wuxuu kusoo biiray bishii labaad ee febuary walina waa uu la shaqeeya.wuxuu haysta (Bacholor degree ) Cilmiga ITga(Combuter Science),iyo shahaadada labaad ee IT ga oo diblooma ah(post graduate Diploma in IT)sidoo kale wuxuu haystaa shahaadooyin klae oo ay ka midyihiin Microsoft Project Office,SSPS,caafimaadka maskaxda iyo ka shaqaynta iyo taageerista dadka dhiman(Mental Health & Psychological support Caseworker)iyo shahaado dhanka ITga ah (IT essential)isagoo ka qaatay machad caalami ah oo la yiraahdo Cisco Networking Academy Maxamad wuxuu leeyahay 3sano oo khibrad ah,isagoo macalin ka ahaa skoolka farsamada gacanta ee (GVTC),sidoo kale NGO layiraahdo SCG isagoo ka ahaa xog arruuriye ama lataliye .

Magaca:Faadumo Abdikariin Abshir
Jagada:Madaxa dhanka maaulka
Telephonka:+252907709286
Emailka:adminofficer@punsaa.org

Faadumo Abdikarin Abshir waa madaxa dhanka maamulka xafiiska PUNSAAwaxay haysataa shahaada kowaad (Bacholor Degree)dhanka xisaabaadka iyo maaliyada(Accounting&Finance)sidoo kale Degree kale waxay ka haysataa maamulida Ganacsiga(Business Administration)waxay leedahay in ka badan halsano oo khibrad ah