Gudiga fulinta

Guddiga Agaasinku waa laanta sharci dajinta ee PUNSAA. Xubnaha guddigan waxaa soo doorta xubnaha Golaha guud,waana 17 qof kuwasoo ka yimaada qaybaha kala duwan ee ururka.Guddiga Agaasinku wuxuu sameeyaa kormeerka maaliyada wuxuuna hanta isla xisaabtanka. Wuxuu sidoo kale go’aamiyaa hadafka iyo qorshaha PUNSAA isla markaana wuxuu sidoo kale hubiyaa qorshaha fagaaraha oo wax ku ool ah.

Name:Faisal Ahmed Warsame

Tel:+252907797368

Title: PUNSAA Chairman

Email: chair@punsaa.org

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Name:Mustafa Abdulahi Abdi
Tel:+252907799682

Title:Vice chair of PUNSAA
Email:Mcc880@gmail.com

Mustafe Abdulaahi Cabdi waa xubin ka tirsan Dallada PUNSAA ahna FP wuxuu jaamacada bariga africa ka qaatay shahaadada cilmiga arimaha bulsahada(Social Science)sidoo kale wuxuu helay/qaatay dibloomooyin badan oo ay kamid yihiin barashada sida ganacsiga loo maamulo,barashada nabadgalyada iyo khilaafaadka(Pease and Conflict Studies), Dowladnimada iyo Muwaadinnimada,wuxuu kasoo shaqeeyay NGOyo maxali ah iyo kuwo caalami ah oo ay kamid yihiin CESVI,NR,OCVP iyo YESO sidoo kale waa tababare dhanka xirfadaha bulshada (Social skills)iyo ugu danbayn tababare dhanka dawladnimada iyo muwaadinimada.

 

Magaca:Sahra Cabdi Cilmi
Telefoonka::0634497955 or +25290637964
Emailka:Nasruallah2012@hotmail.com

Sahra Abdi Axmad waa xubin ka tirsan Dallada PUNSAA ahna FP waxay haysataa shahaado neersin ah,shahaado umulisonimada ah,shahaado xirfadeed,waxay kaloo haysataa shahaado sharaf.waxay kasoo shaqaysay baarnaamijkii lagu magacaabijiray Women to women intiative oo ku saabsanaa HIV/aids kaasoo ay fangaraynaysay UNICEF ayna fulinaysay WAWA NGO,sidoo kale waxay kasoo shaqaysay wasaarada caafimaadka,waxay ahayd macalimad waxbarashada dadban.

 

 

 

 

 

 

Farxiyo Xuseen Maxamuud waa xubin ka tirsan Dallada PUNSAA ahna khasnajiye waxay shahaado ka haysataa GBV,diblooma habka wax barista Dugsiyada Hoose,shahaado dhanka isticmaalida kombuutarada(windows and Office)iyo sida loo maamulo xafiisyada,diblooma sida dadka waawayn wax loo baro.Farxiya waxay qaadatay tababaro iyo koorsooyin kala duwan iyadooka qaadatay meelo kala duwan sida tababarka GBV oo kadhacay Kalkacayo,riboodyada iyo sida loodiyaariyo,.hada waxay macalimad ka atahay dugsiga hoose ee barkhadle,sidoo kale waxay gudoomiso katahay xarrunta FTA.waxay khibrad dheeri ah u leedahay xalinta khilaafaadka,arrimaha quseeya jinsiga,ururada iyo sida loomaamulo/qorsheeyo,waxay leedaahay xirfad dhanka isgaarsiinta ah.

 

 

Yuusuf Xuseen Aadan waa xubin ka tirsan Dallada PUNSAA ahna FP wuxuu shahaada kowaad ee jaamacadku qaatay cilmiga caafimaadka dadwaynaha(Public Health)wuxuu ahaa sarkaalka/madaxa mashruuca ee Mercy USA,wuxuu kaloo ahaa shaqaale ka tirsan WHO isagoo kala shaqaynayay  barnaamijka dabargoynta cudurka dabeysha,hada waa isuduwaha barnaamijka nafaqaynta ee UNICEF.

 

 

Mursal Maxamad Cabdi waa xubin ka tirsan Dallada PUNSAA wuxuu haystaa Diblooma shareecada iyo qaanuunka ah,wuxuu ahaa aganacsade hore,mursal wuxuu la soo shaqeeyay KDO NGO isagoo ka ahaa Maamule,wuxuu khibrada dheer u leeyahay xalinta khilaafaadka.