War-Murtiyeed ay soo saareen gudiga agaasinka Dallada PUNSAA

War-Murtiyeed ay soo saareen gudiga agaasinka Dallada PUNSAA

Date:   11/02/2018   Guddiga agaasinka ee Dalladda PUNSAA oo shirkoodii Saddex bilood laha ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe 10th ilaa 11th February, 2018 ayaa soo saraay Baaq ka kooban qodobo dhawr ah oo ay ku muujinayaan dareenkooda. Bulshadda rayidka ah ee...