Aragtida & Hadafka

Aragtida

waa Madal firfircoon oo aad loogu kalsooni badanyahay dhanka kaqayb-qaadashadeeda go’aan qaadashada iyo dejinta siyaasaddaha Puntland,taasoo keenaysaa nabadd¬†iyo maamul wanaag markaasoo xuquuqda muwaadiniinta sisiman loo ilaalinayo iyo in dawlada lalaxisaabtamo.

Hadafka

waa madal dhexdhexaad ah oo ka kooban qaybo badan taasoo iskuxiraysa xubnaheeda/xubnahasi ay si joogto ah ugu lug lahaadaan wadaxaajood saddex geesood ah oo ay la yeeshaan Dawlada iyo beesha caalamka iyadoo loo marayo hab uqareemid iyo ollolayn iyo iskuxirka qaybaha kala duwan ee ururad aaan Dawliga ahayn