KULANKA WADATASHIGA BULSHADA RAYIDKA SOOMAALIYA EE CADAADO

labada dalladood ee PUNSAA iyo SOSCENSA waxay kulan wadatashi ah ku qabteen  magaallada Cadaado, kulanka waxaa kasoo qaybgalay  50 qof oo matalayay bulshada rayidka oo ka kala yimid gobollada dalka. Shirkaas oo ahaa kulan wada tashi oo ujeedadiisu ahayd in la helo cod...