DARUUFAHA KU XEERAN SHIDAALKA SOOMAALIYA

DARUUFAHA KU XEERAN SHIDAALKA SOOMAALIYA

Dallada bulshada rayidka PL ee PUNSAA waxay soo qabanqaabisay Dood cilmiyeed ku saabsan Duruufaha ku xeeran Shidaalka Soomaaliya  waxaana ka soo qaybgalay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.Dooda Waxaan marti ku ahaa wasiirkii hore ee Somaaliya Maxamed Mukhtaar oo si cilmiyaysan uga faalooday mawduuca iyo khubaro kale oo ku xeel dheer aqoonta shidaalka.ugu danbayn waxaa shahaado sharaf la gudoonsiiyay gudoomiyaha PUNSAA kaalintii ay bulshada rayidka PUNSAA ka qaadatay qabsoomida shirkii dhawaan machadka heritage uu ku qabtay garowe. 

Previous WAR-SAXAAFADEED :BULSHADA RAYIDKA PL OO WALAAC KA MUUJISAY QAABKA AY USOCOTO DOORASHADA HEER FEDERAAL 2020/2021

Leave Your Comment

Connect With Us

95 FF3, App Street Avenue
NSW 96209, Canada

City News & Updates

The latest Punsaa news, articles, and resources, sent straight to your inbox every month.

PUNSAA © 2022. All Rights Reserved – Powered by Doogads